Global Good News Literature
Return Home

About GGNL

Statement of Faith

Place Order

Tracts & Other Literature

(Languages)

English

Amharic

Tigrigna

Oromiffa

Spanish

Arabic

Somali

Italian

 

Neighborhood Evangelism

 

Other Products

Books

Songs

Videos

T-Shirts & Pictures

Bumper Stickers

 

send e-mail to GGNL
Global Good News Literature
P.O. Box 451336
Los Angeles,
CA 90045

Phone / Fax (213) 778-3058

  ggnl_title
ILAAHAY LAMA DHALO AMA MA DHALO

Illah bilowgi iyo dhamaan male. Ilaah weligii cid ma jiirin dabadina cidma ma jiirto. Illah la ma dhalliin waxana muu dhaliin. Hadaba kristanku siduu masiix xiise wiilka ilaahay yahay qran karayaan? Mar waxaa la oranayaan xiise waa olaahay. Kau sidu noqon kara? Marku dadku kanu magleen waxaay moodayaan inuu ilaah maryan guursaday oo xiise u dhalay. Kaasu waa ceb weeye. Cebtuna waa liishaan dinta kristanka iyo muslinka yahay.

Illah la mana xiidido lamana arko lamana hadlo laakiinse waoxaan la xiididayno Ruuxkisa markaann barrino ee wuxuu nafaray guudano ama mahad siinayno siduu Qurank suratal maida 5:116 sheegya: "xiisow ma adiga ayaa ku tidi dadka aniga iyo hooyaday cabuuda sida ilaahay?" Kaasu waxaa Quranka sheegay barigaas kiristanku Bayblku sii fiica ma faxamin iyo sii kalad bay raaci jireen masiix xiise ingilku siduu sheegaya Yooxana 8:55 Mana aydnaan garan isag laakiinse anigu waa garanayaa,oo kalac beenaleh noqonayaa, laakiise waan aqaan isaga, hadalkiisana waan xijiyaa Aabbihiin Ibrahim waa ku reyreyey inuu ma lintayba arko, wuuna arkay oo kuu farxay kanu waxaa noo tusaya xiise isaga ka hoke la jiray Illah. Markaas Injilka Iyo Quranka.

Waxaa wada sheegjaan inuu masiixdu yahay hadalka ilaahay iyo haga Ilaah ka yimid Injilku sidu sheegaya. Yooxana 1:14 "Hadalkuna jidh buu noqday oo waa ina dhex foogay, oo waxaanu aragnay ammaantii u ekayd tan wiilka keliya ee Aabbaha ee nimco iyo run ka buuxa." Markaas imminka injilku waxaa noo sheegaya sidu masiix xiise bilowgii wuxuu la jiray ilaahay iyo haga ilaah ka yimid.Bal xususta waxaa malaiigdu tidhi Maryam: maryam nabad adigo nimecaysan, Rabbiga ayaa ku la jira. Ha baqin Maryamay waayo, nimxo ayaad Ilaah ka heshay. "Bal eeg waad u uraysan doonta oo wiil baad umnli doonta xiise, weligiiba waxuu boqor u ahaan boqornimadiisuna ma idlaan doona."

Hadana Qurankuna Al-imran 3:45 waxaa sheega, Malaaigadu waxaay ku tidhi Maryam Ilaahay waxuu ku siiyey inan naihieisa ea yidihaado masiix xiise kaaso ah rasul nabi.

Marka sabatu kiristanka xiise kilmada ama hadlka Ilaah oo weliged ab nolaanya oranayaan isaga hadalki ilaahay bilwgi iyo dhamaan male.

Sidu qooraxan cadceecku ku bahay iyo adunku oo dhan xaywoanadu iyo diirk holol siiya xiisene hadalka Ilaahay ka yimid nolol bani Aaden oo dhan siiyay ama siinaya.

Kan daradeed Injilku yidi iyo yooxana 6:63 "Waa ruuxa kan wal nooleeya, jidhkuse waxba ma taro. Erayadii aan idinkula hadlayna waxay yihiin ruux iyo noloba."

Masiix xiise sidu ilaah yimid kale hadana haga ilaahay buu soo noqoonaya, kan daraadeed injilku buu sheegaya, yoxana 13:3 "oo waqtiga cashada xiise oo garanahy in Aabbihu wax walba gacanta u geliyey iyo inuu ilaah ka yimid oo ilaah ku noqonayo."

Hadalka Ilaah ah ka yimid illahay ka ku yahay hadhalka nolol waa lassim galbiga oo dhan aqba

sha iyo inuu qalibiga ku galo illah barinaysan baad hysta oo isagana xiise masiix.

Imink hadu waxaAn iDin ku sheegNay aqbashaUY toobad keen

"Siida dhe:- Rabbigow xiise qalbigayga oo dhan mahad baan siiya sababtu nolol maantu ka helay. Dambiiga anigu min yaraanka ilaa maanta dambaabay dhiigkaaga igamayh iyo iilaheeshi ilaahaay. Dunidu, jidhku iyo shaydaanku baan tafiray. Maanta ka diib wiilkaaga baan noqonaya. Rabbigow kan daraadeed aad iyo aad baan ku ammaanaya weliged ah." (Ammiin)

Ducaden hadidgad gilbega keducisetey hidide inan kuuleyena adiresken noosqor.

Global Good News Literature

P.O.Box 451336

Los Angeles, CA 90045

U.S.A

© 1998